Baarlamanka dalka Turkiga oo ansixiyey sharci adag oo muran xoog leh dhaliyey

Baarlamanka Turkiga ayaa meelmariyay sharci si adag u xakameynayo baraha bulshada. Waana tallaabo ay hay’adaha u dooda xuquuqda aadanaha ku tilmaameen mid halis ku ah xoriyatul qowlka Sharciga wuxuu dhigayaa in qof kastoo leh bog ay ku xiran yihiin in ka badan hal milyan oo Turki ah, inuu xafiis ka furto dalka uuna u hoggaansamo … Continue reading Baarlamanka dalka Turkiga oo ansixiyey sharci adag oo muran xoog leh dhaliyey